Siyaasiga reer Awdal Maxamed Faarax ayaa walaac xoogan ka muujiyay garaacii lagu bilaabay dadkii shacabka ahaa ee diiday inay u soo baxaan horjooge Muuse Biixi masrkii uu Awdal u imaanayay jaamacada. Hooyoyin hadlay ayaa sheegay in xoog lagu garaacay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS