X

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi iyo shirkii wadatashiga: reer Awdal cidna uma daba fadhido+fariin culus

Siyaasiga reer Awdal Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dusha ka maray arimihii u dambeeyay ee gobolka wuxuuna ka hadlay shirkii wadatashiga ee Muqdisho ku dhamaaday. Kuraas la qoondeeyay, dadka qurbajoogta oo Boorama lagu xidhio markay qdadkooda u yimaadaan iyo fariin uu u diray odayada Samaroon.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.