X

Siyaasiga Siciid Sulub oo xerta Muuse Biixi aad ugu soo dhaweeyeen Hargeysa

Siyaasiga Siciid Sulub oo Muuse Biixi (handaraab) u magacaabay booska madhan ee xanaanada xoolaha ayaa xertiisu aad ugu soo dhaweeyeen Hargeysa.

Siciid Sulub ayaa sheegay in magacan lala baxay ee Somalilaan aan cidi waxba ka garanayn haddi Hargeysa la dhaafo. Wuxuu kaloo sheegay in Muuse Biixi ugu biirey maamulkiisa sidii ISAAQ logu mideyn lahaa magacii Somalilaan ee lagu kala tagey hadda.


Hoos ka daawo


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.