Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Siyaasiyiin walaac ka muujiyay xildhibaano Ingiriisa oo lacag soo doontey

Waxa maanta horjoogaha maamulka Somalilaan ee Hargeysa iyo Burco lacag u soo doontey xildhibaano ka tirsan barlamaanka Ingiriiska oo bishii hore isa soo aruursaday iskuna dayay inay ictiraaf buga u raadiyaan Muuse Biixi.



Haddaba xildhibaanada oo ay ku jiraan khaniisiin, kuwo khiyaamay sirta Ingiriiska iyo kuwa raba in Hargeysaiyo Burco laga dhiso kaniisado badan kana xanaaqay xoriyad la’aanta oo ay ujeedaan in kuwa ay gaaleeyeen ayna isa soo bandhigi karin, ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen lacagta ay soo doonteen.



”Waxaan aad uga xunahay in xildibaano Ingiriisa la siiyo lacagtii hooyada suuqa fadhida ee marna laad lala dhaco laga soo qaaday weliba si xooga ayuu yidhi xildhibaan ka tirsan UCID oo qariyay magaciisa.



”Bal gaajadan anagii oo sidana lacag noo soo doontey eeg ayuu yidhi xildhibaan kale oo ka tirsan xisbiga Wadani oo isna mgaciisa qariyay. Waxa caadiya in haddii xildhibaan Ingiriisa dood kuu gudbiyo inuu kharash fiican kaa doonayo, waxana gaalada u taqaan ii hadal maadaama adi lagu maqlayo.

Si kastaba ha ahaatee waxa nasiib daro in hooyooyinkii fadhi kari waayeen guryahoodii ayna dibedda u soo baxeemn gaajo awgeed xilli horjooge Muuse Biixi iyo maayerka Hargeysa ee lagu khasaaray ay laad la dhacayaan kuwii siigada fadhiyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...