X

Socdaalka madaxweyne Laftagareen ku tagay Itoobiya waa mid soo daahay

LAFTAGAREEN

Madaxweyne Laftagreen ayaa booqasho la sugayay ku tagey Itoobiya halkaas oo gobolka Somali galbeed ay dagaalo soo gaareen. Gobolka Bakool ayaa ka mida meelaha argagixisada Tigreega ku xiran ay dagaalka ku soo qaadeen.


Ciidanka gobolka Somali galbeed ayaa si xun u dhabar jebiyay inkastoo weeraro gaadmo ah askar loo diley. Ciidanka ayaan hub waaweyn haysan maadaama Itoobiya u ogolayn.

Laftagareen oo gobolkiisa la weeraray ayaa hadda raadsanaya hub iyo taageero uu ka helo Itoobiya maadaama Xasan Culusow qayb ka yahay lana jiro argagixisada.



Itoobiya ayaa ula diyaara maaxweyne Laftagreen inuu baacsado dhiigmiiratada in laga erado dhamaan gobolka Koofur galbeed. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in dhiigmiiratadu dhamaan gudaha dalka u soo carareen haddana ay tahay in aan laga harin,

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.