Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Somali badan oo hadda qaadanaya awaamiirta dhaqaatiirta iyo af-xidhashada

Waxa hadda is talaalay Somli farabadan iskana talaalay hargabka Karoona oo baryahan dambe ku soo laba kacleeyay dalka. Waxana dhawaan dalka soo gaadhay daawada ay sameeyeen shirkadaha isku jira ee loo yaqaan Astrasanika oo hay’addda qaramada midoobey keentay dalka.



Madaxwetnaha iyo wasiiradiisa iyo qaar ka mida ciidamada oo iyagu qaatay inkastoo dood siyaasad ku saabsan ay ka jirtey daawada iyo waxyeelada ay gaysan karto.

”Qofna qofka kale la mid maaha difaaca jidhkiisa qaar waxa jira ku xanuusaday markii auy qaateen oo xumad saaida heshay oo sariir jiifsaday halka qaar culeys yar mooyee aanu jirin wax kale iyo halka tiro aad u yar uu ku dhacay dhiig guntan ayuu yirti Xuseen Warsame.



Marka waxa badan faaiidada daawada hadda la isticmaalayo ee la keenay dalka maadaama Somaliya kahor alagu talaalay 17 milyan u badan Yurub, Maraykanka iyo Ingiriiska.



Inkastoo daawooyinka hadda jiraa ayna joojinayn hargabka haddana waxay ka hortageysaa intiisa ugu xun ee ah in aad isbitaal u gasho ayay isku raaceen dhaqaatiirta.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...