Somali laga soo dejiyay Muqdisho ayagoo gacmo xiran.
Wararka ayaa sheegaya in dadkan lasoo tarxiilay ay wadeen saraakiil Mareykan ah, waxaana ay ka xirnaayeen gacmaha madaama si qasab ah loo waday oo Muqdisho loo keenay
Dadkan ayaa markii la keenay garoonka Muqdisho sheegay inaysan cidna ka garaneyn magaalada oo muddo hore ugu dambeysay, qaarkoodna aysan cidna u joogin magaalada.
Mareykanka ayaa horey u sheegay in ku dhawaad 5 kun oo Soomaali ah lasoo tarxiili doono, taas oo ay udheer tahay in dadkan ay mudo ka maqnaayeen dalalkooda.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay