Somali macdan isku dishey gobolka Sanaag
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag gaar ahaan barigeeda deegaanka lagu magacaabo Waqadariya ayaa sheego in Laba maleeshiyo beeleed halkaas isku cuneen. Deegaankan ayaa awal ahaa cidlo haddase waxa laga guryaha macdan aan badneyn.
Labadan maleeshiyo beeleed ayaa iska diley ilaa sadex ruux halka uu jiro dhaawac. Dagaalka ayaa Ku salaysan macdan aan badneyn oo la socota biyaha iyo mid aan fogeyn oo dhulka hoose aan gaarsiisneyn.
Dagaalka ayaa la sheegay inuu sii kululaadey markii rooblu soo saaray waxa ay Ku sheegeen dahab.
Maamulka Somalilaan ayaa geli degmadakarin aagaas laysku dilayo ayaan wemaadaama Ceerigaabo uu u Ku taalo buuralay oo sida lagu tagi karaa ay adag tagay. Dhulka buuralayda ah ayaa muddaba la guraayay macdan aan badneyn waxayna keentay sheeganayso kheyraadka dalka ee buuraha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...