X

Somalida Ingiriiska oo ay saamaysay burburka ku yimi lacagta Ingiriiska

Waxa burbur xoogan ku yimi lacagtii Ingiriiska ayadoo subaxii hore ee maanta ay dhulka gashay ayna noqotey lacagaha aan dibeda laga qaadan karin. Lacagtan ayaa burbur ku yimi kadib siyaasad xumo ku timi maamulka dalka oo ku xiran Maraykanka.



”Marka hore qofkii Somaliya wax u diri jirey si weyn ayay u saamayn doontaa, hadda aniga oo awal awoodi jirey inaan dadkeyga wax u diro hadda ma garan karo sidaan u awoodi doono ayuu yiri Maxamed Macalin.

Burburka lacagtaan ayaa timi ayadoo Ingiriisku cunaqabatayn istusnimo uu ku soo rogay Ruushka taas oo keentay in sixir barar ayna ka bixi karin uu ku yimaado iyo burbur dhaqaale.



Somalida Ingiriiska oo dadka kale wax la qabta ayaa caawimo xoogan ka gaysta dadkooda dawlad la’aantu ragaadsatey haddana fadhiidkii ugu weynaa dib loogu soo celiyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.