Somalilaan mardhow waa lagu kala tagayaa: Cali Gurey
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan lagu Kala tagi doono oo uu ogyahay ninka khiyaamadaa dhigey kuna sheegay ninka la baxay boqor Buurmadow. Cali Gurey ayaa sheegay in ninka isku caleemo saaray guddiga doorashada aanu doorasho qabanayn oo ay tagay shirqool.
Shirqoolkaasna waxa dhigey Buurmadow ayuu yiri Cali Gurey. Dhawaan ayay ahayd markii Muuse Biixi uu guddiga Ku soo daray nin xisbigiisa Ka tirsan oo tirsanaa guddigii hore ee doorashada ee fashilmey haddana u magacaabay gudoomiyaha guddigaas.
Waxay tani Ka dhigan tahay in aan maamulka ay Ka dhigo doonin wax doorasho ah hadhowna wixii la yimaada uu ka masuul ka yahay Muuse Handaraab.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...