12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliland oo hakisey diiwangelinta kadib markii dawlada Somaliya ku dhawaaqdey mucaawino abaaraha Awdal

Kadib markii maamulka Somaliland ku duduriyay dadka abaaruhu dishoodey ee gobolka Awdal loona joojin waayay dhibka haysta xataa lagu dul ololeeyay ayaa dawlada Somaliya shalay ku dhawaaqdey in ay keenayso mucaawino la gaarsiiyo gobolka Awdal taas oo keentay in maamulka Somaliland hadda ku dhawaaqo in uu joojiay diiwaangelintii ka socotey gobol ayna abaari ka jirin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS