Xoghaya guud ee urur goboleedka IGAD muxuu ka sheegay xuduudaha loo samaynayo gobolada dalka: MAQAL
Xoghayaha urur goboleedka IGAD Maxbuub Macalin ayaa ka hadlay xuduudaha loo samaynayo gobolada dalka xilli uu ku sugnaa Puntland oo ay joogaan madax ka tirsan IGAD oo la sheegayo in Puntland laga hadlayo in ay wax ka bedesho mowqifkeeda doorasho.