Somaliland ayaa sheegatay inay sii daayeen wiil 14 jira oo ay ku qabteen Tukaraq. Taliyaha ay ilma adeerka yihiin Muuse Biixi iyo wasiirka Wasiirka Difaaca Somaliland ayaa sheegtay arintan.
Waxay u muuuqdaan kuwa xushmeeya xuquuqda caruuta inkasto u muuqan dhiiga ay daadinayaan bisha Ramadaan. Wiilkaasi yar ay sii sheegteen inay sii daayeen ayaa ay ku dareen inay hooyaddiisa oo lagu Magacaabo Sacdiya Cabdi Maxamuud ku wareejiyeen.
Ilaa hadda wax wara oo beeninaya warkan kama soo bixibn Puntland oo ay u muuqdaan inay ku eedaynayaan inay caruur dagaalgelinayso.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS