Somaliland ayaa xukuntey sheekh Xagjira oo dhalinta Hargeysa ku kicinaayay xagjirnimada taas oo marka dambe keenaysa inay naftooda haligaan. Sheekhan oo la yiraa Sh Aadan Sune.
Maxkamad ku taal Hargeysa ayaa ku heshay dhamaan falalka argagixisnimo lagu yaqaan oo ay ku jirto in la yaso culimada aakhirkana keenta in la gaaleeyo Muslimiinta kadibna dhiigooda la xalaashado.
Ninkan ayaa hore loo xirey sanadkii 2017 ayadoo lagu helay buunbuunita xagjirnimada iyo kicinta dadweyaha qaasatan dhalinta la duufsan karo.
Maxkamada ayaa u goysay shan sanno oo xariga si dhalinta looga badbaadiyo inuu u jiido halaagnimada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay