X

Somaliya oo adeegyo muhiima uga horumarsanayd Maraykanka 1980

26 Jeenawari waa maalin murugo kuleh dhamaan wadaniyiinta Somaliyeed waxayna guul u tahay mooryaanta iyo cadowga Somaliyeed oo hadda aan ognahay sidey dalka u fiintey. Qaranka ayaa leh 27 Jeenaweri 1991 ku soo toosay fowdo iyo cabsi, mustaqbal xumo iyo walaac xoogan iyo halkeen u cararaa waayo waxa magaalada Muqdisho ka baxay dawladii qaranka ee u hogaanka u hayay jaalle Madaxweyne Siyaad AUN.


”Cabsi xoogan ayaa na haysay waxaanan is lahayn rasaastan way naga joogsan waayo waxa qaybo ka mida magaalada soo galay mooryaan qoryo wadata oo qaarkood soo dhacay xeryihii ciidamada ayuu yiri Cali Calasow.

Marka dadka badankooda jooga magaalada Muqdisho waxay u ahayd goormaad ka qaxdaan meeshaan, waxase jiray xaafado badan oo amaana oo dadku caadi u joogeen, sida Hodan, Waaberi iyo Madiina.


Haddaba burburka kahor maxaa la haystay iyo adeegyo nooceeya ayaa jiri jirey oo raaxadooda hadda la dareemay

Adeegyadu dawladu dadkeeda u haysay waxa ugu weynaa waxbarashada oo labaduba ahaa bilaa lacag. Maraykanka oo aduunka hadda lagu badan inta Shiinuhu aanu  ka badin ma jirto adeegyo sidaas.


Maraykanka oo caafimaadku hadda uga baxo balaayiin doolar sanadkii dawladii Somaliya waxay bixin jirtey adeeg caafimaad oo bilaa lacaga. Aduunka badankiisana waa lacag.

Wadan labadaasi u hirgalaane waa wadan aad u horumarsan. Inkastoo aad loo curyamiyay dhaqaalaha dalka hadda sanadii 1980 ilaa 1984 wuxuu gaadhay isku filaansho dhinacyo badana

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.