X

Somaliya oo cadaymo ka dhana Kiiniya u gudbisay qaramada Midoobey

Danjiraha dawlada Somaliya u fadhiya Somaliya ayaa hordhigey cadayno ka dhana Kiiniya oo la xiriira duqeymihii arxan darada ahaa ee ay kula kaceen dad shacaba.


Somaliya ayaa qaramada midoobey ka codsatey inay keento cadaymaha ay hayso kadib markii Kiiniya caayn wayday inay duqeymaha iyagu gaysteen iyo in kuwa Maraykanku gaysteen.

Diyaaradaha Kiiniya ayaa usbuucyo hore duqeyn ku diley hooyo iyo wiilkeeda halka ay dhaawacyo kalana u gaysteen caruur ayadoo ay dheertahay hantida ay burburiyeen.


Kiiniya iyo Somaliya ayaa labaduba ka hadlay xiriirka u dhexeeya labada ayadoo laba danjire ku kala noqon doonaan goobahooda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.