11/06/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliya oo dacwad ka gudbisay Carabta DP World

Somaliya ayaa dacwad ka gudbisay Carabta DP World oo u xusul duubtey inay kheyraadka dalka daldashaan ayagoo laaluushaya Somalida. Shirkada Carabta ee DP World ayaa ugu horeysa shirkadaha laaluushka siiyay maamulka Somaliland iyo madaxda Koofurta Somaliya.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fj7p7XtHPUA[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS