November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somaliya oo ka mid noqotey wadamada laga iibiyo naaftada sunta ah ee laga diidey Yurub

Shirkad laga leeyahay dalkaasi Swizerland ayaa lagu eedeeyay in ay qashinka naaftada ama naaftada gawaadhida inteeda sunta ah ee laga diidey ay u iibgeyso wadamada Afrika ee Somaliya ku jirto.

Naftadaas sunta ah ayaa kaga tagta hawada qiiq madow oo suna oo keeni kara cuduro badan. Somaliya oo dal burburey ah ayaa hogaanka dalku wuxuu u gacan gelay hogaamiyo qabiilo magacaan badan la baxay.

Maamul jufeedyadaas ayaan haysan wax awooda iyo cilmi ay kaga hortagaan suntan la keeno dalka waxayna ku mashquulsan yihiin sidii ay u iibin lahaayeen inta yar ee khayraada ee ku hadhay dalka.

EAA

Fiiri khariidada hoose wadamada ay sunta naaftadu qarisey

YRE

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS