X

Somaliya oo la yaabtey guddi Ismaaciil Cumar Geelle magacaabay oo la saftey Kiiniya

Guddigii reer Jabuuti ee loo xilsaaray xaqiiqo raadinta farogelinta Kiiniya ku hayso Somaliya ayaa Kiiniya la saftey kadib markii ay soo gudbiyeen kaliya warkii dhinaca Kiiniya.

Dawlada Somaliya ayaa ku eedaysay guddigaa oo Ismaaciil Cumar Geele magacabay inay xaqiiqda ag mareen. Kiiniya ayaa sheegtay in guddigaas ayna iman dhinaca Somaliya ee ay ku ekaayeen dhinaca Kiiniya kaliya.

Wasiirka warfaafinta ayaa ka hadlay qodobada ay ka fajaceen



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.