X

Iiraan oo ku qososhay hanjabaad uga timi Yuhuuda

Milatariga dalkaasi Iiraan ayaa ku qosley hanjabaad uga timi Yuhuuda oo ah inay Iiraan weerari doonaan. Taliyaha ciidanka Yuhuuda ayaa sheegay inuu weerari doono Iiraan ama xulafadeeda haddii ay Yuhuuda soo weeraraan.


Yuhuuda ayaa cabsi ka qabta ururka xooga weyn ee xisbullah ee Lubnaan kaas oo sanadii 2006 ay ka dishey shacab gaaraya 2500 oo intooda ku dhintey duqeyn dhinaca cirka ah.

Iiraan oo hadda u xoogweyn awoodna u leh inay hilfaha u qaado Yuhuuda ayaa waxa ku dhici waayay Maraykanka kadib markii Iiraan adkeysay difaaca lidka diyaaradaha.


ā€¯Yuhuudu tamar ay ugu hanjabto Iiraan male ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Iiraan ma laha wax qorshe ah iyo awoodii ay ku fulin lahaayeen marka waa hanjabaad maskaxeed ayuu yiri raaciyay wasiir xigeenka difaaca.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.