Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Somaliya oo maraakiib sahamina u dirtey baddeena Koofureed

Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay maraakiib sahamina u direy badeena Koofureed ee la jaara Kiiniya. Maraakiibtan oo laga leeyahay Turkiga ayaa ciidanka baddu u adeegsaday sahaminta.



”UJeedada ayaa ah bal in la ogaado baaxada ay le’egtahay tuugada Kiiniya ka wado badeena Koofureed ayuu yiri masuul magaciisa qariyay oo u hadlay ciidanka badda ee aadka u tirada yar.

Ciidanka badda ee hadda ay leedahay Somaliya ayaan haba yaraatee dhisnayn inkastoo ciidanku jiro haddana waxa yar qalabka ay haystaan sida maraakiib iyo hubkoodii.



Dhinaca kale Turkiga ayaa la sheegay inuu dayactir ku samaynayo diyaaradihii ciidanka cirku lahaa ee 30 sanno ku daxalaystey hoyga ay ka yaalaan garoonka magaalada Muqdisho.



”Waxa dawlada u qorsheysan haddi madaxweyne Farmaajo soo noqdo in la soo iibsado diyaradaha Turkiga ee aan iswadin ayuu yiri masuul u hadlay ciidanka cirka. Waxa jira Turkigu eegayo in kuwaas lagu dayactirayo ayadoo aan la jabin cunaqabayaynta hubka ee reer galbeedku saareen.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...