Somaliya oo markii ugu horeysay furatay warshad ogsajiinta samaysa
Wasiirada caafimaadka ayaa furtey warshadii ugu horeysay ee nooceeda ah ee samaysa ogsajiinta oo aad loogu baahday ayadoo welli u jiro hargabka Karoona. Warshadan ayaa laga dhisay isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Banaadir.
Waxa maalgelisay shirkada ka dheregtay isgaarsiinta Koofurta ee Hormuud ee lagu eedeeyo inay bixiso baada ugu badan ayna siiso argagixisada.
Dadka xaflada ka qayb galay ayaa waxa ka mida safiirka Turkiga oo ah halka laga soo iibiyay qalabka. ”Dalkoo dhan ayaa u baahan ee waa in la gaarsiiyaa magaalo madaxdyada dalka ayuu qabaa Cali Calasow.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...