X

Somaliya oo musuqii ugu xumaa dib ugu noqotey

Somaliya ayaa mudo kooban sdib ugu noqotey musuqii ugu xumaa abid. Horgale Xasan Sheekh ayaa magacaabis ciida leeg ku taxay beeshiisa oo ay ku jiraan hogaanka sirdoonka oo uu ka dhigey nin geela qalan jirtey.


”Waxay u muuqataa nin cuqdadaysan in xukunka lagu soo tuuray oo hadda isleh aarguddo waxaan ka garataa sida durtaba uu beeshiisa ugu wareejay meelaha uu is leeyahay ku aargudo ayuu yuiri Cali Culusow.


‘Runtii dalku meel xun ayuu ku socdaa haddaan bilaha soo socda laga gaarina waxa laga baqayaa in la raadiyo ayuu raaciyay Xasan Culusow. Halisaha soo socda ayaa ah in horgale Xasan Sheekh iibsado dalka.

Wuxuu hore u iibiyay dekeda Berbera, haddana wuxuu afka u furi doonaa kooxda maamulka Somalilaan ayadoo Ingiriisku ku riixi doono si ay danahooda uga gaaraan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.