X

Xafiiska gumeysiga ee Xalane oo korodhsaday muddada usbuuc kadib

Waxa berito oo ah Khamiisa korodhsanaya muddadii ay sii gumaysanayaan dalka xafiiska kooxda wadamada midoovey ee hoos tagta Maraykanka ay ku leeyihiin Muqdisho. Xafiiskan oo si caadiya uga shaqeeya cida noqonaysa madaxweynaha dalka doona saaray horgale Xasan Sheekh.


” Waxay ku darsanayaan 6 bilood oo kale sida aan ka helayno danjireyaal jooga xarunta qaramada midoobay ayuu yiri Cali Calasow. Waxay joogi doonaan ilaa bisha  Oktoobar laakiin maadaama ay keensadeen horgale Xasan Sheekh waxa laga yaabaa inay si weyn u kordhistaan.


Kooxdan Xalane ayaa dalka soo gashay sanadii 2013 waxayna xarun ku lahayd Kiiniya ilaa markii dambe Xamar loo soo raray, ilaa hadda xarunteeda ma galaan Somalidu shaqana lagama siiyo waxayse si toosa ugu xiran horgaleyaal leh xildhibaano iyo ganacsataba oo sirta gudbiya

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.