Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Somaliya waxay isku dayaysaa inay cagaheeda isku taagto suuragal ma u tahay?

Dhacdooyinkii u dambeeyay ee ka dhacaayay Myqdisho waxay tilmaamaysaa in Muqdisho welli ka soo kaban burburkii dawladnimo oo ay u baahan tahay in la nasiyo sida uu qabo Cali Calasow oo Muqdisho ku noolaa tan iyo burburkii. ” Markasta waa Muqdisho halka magaalooyinka kale ay degan yihiin ayuu raaciyay.



Qaska ugu weyn waxa wada oo bilaabay laba fadhiid oo hore oo ku magacownaa madaxweyneyaal hore haddase noqday kaaba qabiilo ku awrkacsanaya magacaHawiye, kuna fekeraya dhiig la daadsho ayaa kursi lagu gaaraa.

Waxaaanse aan ognahay inay wataan oo dabada ka riixayaan kooxda beesha caalamka oo aan arki karin madaxweyne Farmaajo, waana kuwa dhibka weyn ku haya qaranka, waana sheegi karnaa laba arimood oo waaweyn.



1-Wuxuu diidey in Somaliya looga taliyo xerada XALANE, wuxuu diidey inuu ka tanaansulo badda siduu isagu inoo sheegay oo lacag xataa loo balan qaaday, waxayna ka urinayaan Turki iyo Qadar oo hadda wada mashaariicda ugu badan iyo dib u dhiska ciidanka mudadii 4 sanno. Tan ugu weyna Maraykanka hadda arkayo inaanu rajo fiican ka lahayn madaxweyne Farmaajo oo dalkan ku wada inuu noqdo mid xoogleh.



2-Waxay aad uga soo horjeedaa fikirka dheer ee ah in Somaliya ayna marnaba ka soo bixin dawlad adag oo hanata dalkoo dhan haddii kale ay ka soo socoto khatar geeska Afrika ah ayna imaan karaan dawladaha Ruushka iyo Shiinaha. Sidaas darteedna ay muhiim tahay in markaste la helo caade qaate jooga afar sano kadibna la tuuro.



Madaxweyne Farmaajo ayaa tanaasul farabadan sameeyay iyagoo arkaya inuu dib u soo noqonayo, waxay hadda bixiyeen sidaan xogta ku helnay malaayiin doolar sidii ay u mijaxaabin lahaayeen, kuwa colaada hurinayana waa fadhiidyo aan marnaba la dooran doonin..



Somaliya waxay ku jirtaa biyo waxayna is leedahay ka bax, dagaalka ugu weyna wuxuu ka socdaa kooxda beesha caalamka oo ku hanjabtey inay dalka dabada u rogto. Waase suuragal inay casgaheeda ku istaagto haddii madaxweynaha hadda ayna inqilaabin kooxda caalamku.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...