X

Somaliya oo ugu dambeyn Kuweyd gaysatey safiir iyadu maamusho

Somaliya ayaa ugu dambeyn geysatay Kuweyd safiir iyadu maamushi oo aan u shaqeyn dawlad kale kadib ay bedeshay safiirkii hore ee booska fadhutay muddo 35 sanno ah.


Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Kuweyd oo uu hor kacayay siihayaha safaaradda Abiib Muusa Faraax, aqoon yahano iyo qaar kamid ah jaaliyadda Somaaliyeed ee ku nool dalkasi ayaa kamid ahaa soo dhaweynta danjiraha cusib ee
Danjire Cabdullahi Odawa.

Safiir C/llaahi ayaa kulamo is xog wareysi ah la yeeshey madaxda dalkaasi Kuweyd iyo diblomaasiyiin kale si loo dardargeliyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kuwaeydoo ay mas’uuliyadiisu tahay.


Somaliya aya rabta inay xiriir fiican la yeelato Kuweyd oo aan wax badan ka caawin Somaliya marka la eego dhinaca mashaariicda ksla duwan maadaaa shilin kasta u baahan tahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.