Soomaali badan oo Trump soo masaafuriyay oo ku soo jeeda dalka
Soomaali badan oo Trump soo masaafuriyay ayaa ku soo jeeda dalka. Dhalinyaran Trump isa soo dhafiyay ayaa waxa ay isugu jiraan qaar horey dambiyo uga galay dalka Mareykanka iyo kuwo dhawaan soo galay oo bilaa sharci ah.
Diyaarada sida ayaa soo marinaysa Koofurta Suudaan halkaas oo kadib laga soo dejin doomno Muqdisho kadibna loo kala safrin doono gobolada dalka intii rabta.
Somaliya ayaa ka walwalsan dadka Maraykanku soo celinayo oo ah kuwo ku fashilmey nolosha inay ka faaiideystaan dabeedna arbushey dadkii magangelyada siiyay.
Waxa ka sii daran kuwa bilaa sharciga ah laakiin mudada ku noolaa dalkaasi hadana Trump hilfaha u soo qaadey.
Tirada hadda la soo wado ayaa gaaraysa 85 dhalinyaro ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...