X

SSC iyo Awdalstate deg deg ha u samaystaan maamuladooda: Dr Nageeye

Prof Cabdisamad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa bogaadiyay gobanimada reer SSC ay ku tuureen maamulka beesha ISAAQ asagoo ugu baaqay reer Awdal inay isgumeysiga ay isku hayaan ka toosaan oo dhulkooda barswaaqada leh maamulkiisa gacanta ku qabsadaan. ”Cid idinkama horjoogto ayuu yidhi aan idinka ahayn.





ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.