Sucuudiga oo xoolo badan ku soo celiyay dekedda Berbera
Waxa xalay yimi dekedda Berebera markab ay ku jiraan xoolo aad u farabadan oo hore loogu dhoofiyay dalkaasi. Ganacsato badan oo dhoofsaday xoolaha ayaa walaac ka muujiyay xoolo la baaray oo haddana la soo celiyay.
Sucuudiga ayaan sheegin sababta uu xoolahan u soo celiyay iyo inuu mamnuucay xoolaha Somaliya gebi ahaanba. Wasaarada kheyraadka ee dawlada Somaliya ayaa sheegtay inayna ogoyn wax soo kordhey ee ganacsiga xooluhu furan yihiin.
Xoolaha la soo celiyay ayaa dib loo iibin doona dadka deegaanada Somaliya ayagoo laga siin doono qiimo jaban. Maaha markii ugu horeysay ee Sucuudigu soo celiyo xoolo laga qaaday dekedda Berbera.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...