05/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan ay yeelatay beesha reer Dudud (Samaroon) oo la caleemo saaray

Suldaan cusub oo ay yeelatay beesha reer Dudub oo maanta la caleemo saaray. Suldaan Axmed Cilmi Kabaal ayaa bedelay aabihii Allaa yarxamu Cilmi kabaal inkastoo khilaaf ka jiray dhaxalka waxase markii dambe tanaasuley qaybtii kale ee iyagu watay suldaan kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM