09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan ka tirsan beesha Gabooye oo ka hadlay xaafada Daami ee Hargeysa oo dayacan

Suldaan ka tirsan beesha Gabooye ee degta Hargeysa ayaa ka hadlay xaafada Daami ee ku taal bartamaha Hargeysa oo aan waxba loo qaban si xuna u dayacan. Wuxuu yiri waa bartamihii magaalada wayna dayacan tahay wuxuuna sheegay in cadaalad lagu dadaalo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM