November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaan Wabar oo markale hadlay fariin adagna u direy maamulka beesha ee Somaliland”qaad ciidankaaga oo aan baryo ahayn”+MUUQAAL

WP_20141212_001Awdal 12 Dec 2014–Suldaan Wabar ayaa markale hadlay fariin adagna u direy maamulka beesha dhexe ee la baxay Somaliland. Suldaanka oo ku sugan deegaanada Awdal ayaa sheegay in maamulka beesha dhexe u qaateen baaqii uu soo direy ee ahaa inay qaataan askartooda mid ay ku soo daad gureeyeen askar kale iyo fariimo kale oo badan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM