Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Suldaanka Cumaan Qaabuus oo la kulmey madaxa Yuhuuda Natanyaahuu

Suldaanka Cumaan Qaabuus ayaa la kulmey madaxa Yuhuuda Natanyaahuu booqasho la qariyay oo mardambe laga sii daayay saxaafada. Madaxa sirdoonka Yuhuuda ayaa inta aanu Netanyahu tagin Cumaan sii booqdey lana kulmey Suldaanka xukunka u raagey ee Qaabuus.



Dalka Cumaan ayaa noqotey dalkii sadexaad ee carbeed ee xiriir toosa la yeelata Yuhuuda oo Carabta ka qabsatey dhulkooda weliba inta barakaysan.

Yuhuuda ayaa xiriir fiican la leh wadamada Sucuudiga, Imaaraadka, Baxrayn iyo Kuwayt. Waxana si saxa uga maqnaa Cumaan iyo Qadar.



Natanyahu ayaa sheegay in Carabtu u haraadan yihiin xiriirka ay la yeelanayaan Yuhuuda oo hadda u soo kala ordayaan.

Cumaan ayay Yuhuuda iyo Falastiintuba ku faraxsan yihiin inay dhexdhexaadiso, waxa sidaa laga soo xigtey sarkaal u hadley Yuhuuda.

Maaha markii ugu horeysay ee Yuhuudu booqdaan Cumaan waxayna marhore tageen 1996.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Z7iS1M7hTQo[/embedyt]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...