03/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaanka Garxajis (Isaaq) oo si kulul ula hadley Muuse Biixi: halkan waa lagu kala tagi

Suldaanka Garxajis (Isaaq) ayaa si kulul ula hadley Muuse Biixi una sheegay in maamulkan lagu kala tagi doono haddii la heli waayo cadaalad dadka deeqda. Wuxuuna amaanay jeneraal Caare oo isagu ku jira gobolka Sanaag.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iU2kYHuzmlw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS