X

Suldaanka Muuse Biixi oo u hanjabay guryaha Buurmadow ku leeyahay Hargeysa

Suldaanka Muuse Biixi ee lagu magacaabo Mowliid Cali Sabayste ayaa u hanjabay guryaha boqor Buurmadow ku leeyahay Hargeysa sheegayna inuu talaabo ka qaadi doono hadaaan laga qabsan. Buurmadow ayaa ku sugan Koofur galbeed halkaas oo laga aqbalay raali gelin uu ka siday qabiilka ISAAQA.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.