Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Suudaan oo ka hadashay arin Sucuudigu ka cadhoodey kana niyadjabey

Sucuudiga ayaa Suudaan u cadhooday kadib booqasho uu madaxweynaha Turkiga ku tagey Suudaan oo qaadatey laba cisho loogana hadlay xiriirka dhaqan dhaqaale ee ka dhexeeya labada dal.



Suudaan ayaa gacanta u gelisay Turkiga deked macmala oo Muslimiintii hore ee xajka tagaya ay isticmaali jireen kuna taala meel jasiirad oo kale ah oo ah Woqooyiga dalka si dib loogu dhiso.

Sucuudiga oo neceb Turkiga iyo urur diimeedkiisa akhwaan Muslimiin ayaa dareemay cabsi kana cadhoodey dekedda ama jasiirada gacanta loo geliyay Turkiga oo Sucuudiga saaran.

Sucuudiga ayaaa ogol kaliya urur diimeedkiisa Wahaabiyada/Salafiyada ee uu aduunka Muslimka ah ku faafiyo.



Suudaan ayaa sheegtay in dhiibitaanka dekedu ay tahay wax aan joogto ahayn laakiin ah in kaliya Turkigu dib u dhiso si ay u noqoto meel la isticmaali karo.

Sucuudiga ayaa ka cabsi qaba haddii uu dagaal ku qaado Qadar in Turkigu ka soo weeraro dekedan. Sawirka hoose waa dekedda Sawakin oo Turkigii Cismaaniyiintu xukumi jireen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...