Ayadoo baryahanba ay soo baxayeen in madaxda cusub ee Suudan ay heshiis la wadaan Yuhuuda ayaa afhayeenka wasaarada arimaha dibedda si degdega loo eryay markii laga maqlay war noocaasa.
Xaydar Badawi Saadiq oo ilaa Arbacadii maanta ahaa afhayeenka wasaarada arimaha dibedda ee dalkiisa ayaa usbuucan horaantiisii laga soo xigtey in dalkiisu danaynayo xiriir uula galo Yuhuuda.
”Carabtii waxaad moodaa inay Yuhuudii jano u noqotey oo u kala ordayaan ayuu yiri Xuseen Warsame. Afhayeenka ayaa isla markiiba la eryay, dawladuna si degdega u beenisay warkaas.
”Marnaba maanu farin inuu ka hadlo aimo noocaasa aya lagu yirti qoraalka eryida. Xaydar ayaa isagu sheegay in dadka Suudaanta been loo sheegayo oo uu jiro xiriir u dhexeya Suudaan iyo Yuhuuda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay