X

Suuriya oo markale soo riday gantaalo Yuhuudu soo gantey iyo cabsi ku timi

Ciidanka difaaca Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo Yuhuudu ay soo gantey oo dadka aqoonta lihi u qaateen inaylabada gantaal soo tijaabisay maadaama 8 kale laga soo riday.


Suuriya ayaa usbuucii hore dhulka soo dhigtey 8 gantaal oo diyaaradaha Yuhuudu soo tuureen kuwaas oo dhmaantood dhulka la soo dhigey. Ruushka ayaa casriyeeyay gantaalada BUK ee Suuriya uu siiyay oo hadda soo rida diyaaradaha aan is wadin iyo gantaaladaba.

ā€¯Shaki kuma jiro in Ruushku uu casri ka dhigo gantaaladan BUK waana ta ay hadda u soo rideen dhamaan gantaaladii Yuhuudu soo gantey ayuu qabaa Xuseen Warsame.


Waxa awal dhici jirtey in gantaalada Yuhuudu soo tuurto uu qaarkood ku dhici jirey meelo banaan ama dhismayaal haddase ayagaba lagu soo ridayo inteyna soo gaadhinba.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.