Madaxweynaha Suuriya ayaa shaaciyay in berito oo Isniina bishuna tahay 19 ay bilaabmi doonto is diiwaan gelinta doorashada dalkaasi oo la filayo inay dhacdo bilaha inagu soo fooole.
Waxa u taagan in markale loo doorto madaxtinimada madaxweynaha hadda ee Bashaar Al-asad. Suuriya ayaa waxa dagaal dhinacyo badana ku soo qaaday horaantii 2011 dalalka jaarka iyo wahaabiyada Carabta.
Dalka oo qarka u saarnaa burbur ayaa waxa u soo gurnaday Ruushka markii uu codsaday madaxwrynaha Suuriya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay