November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suxufi Itoobiyaana oo warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka diyaariyay Muqdisho oo ay ku jirto safaaradoodii

Saxafi Itoobiyaana ayaa warbixin ka diyaariyay caasimada Muqdisho halkaas oo uu booqdey meelo kala duwan oo ka mida caasimadii burburtey oo ay ku jirto safaaradii Itoobiya oo hadda ay degan yihiin barakacayaal. Wuxuu kaloo ka waramay weerarada ay gaystaan argagixisada shabaab iyo dadka muslimiinta ee ay dilaan maalin kasta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM