Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Taageeraha weyn ee maamulka Somaliland oo walaac ka muujiyay jirdilka Muuse Biixi wado

Madaxa Ingiriiska u jooga Hargeysa ayaa muujiyay sida dawladiisa xooga u taageerta maamulka Somaliland iyo sidii ay ictiraaf uy heli lahayd ay uga xuntahay jirdilka Muuse Biixi kula kacay siyaasiyiinta mucaaradka.



Waxa aad looga walaacsan yahay jirdilka loo gaystey xoghayaha xisbiga Wadani Barkhad oo ilaa hadda aan la garanayn halka uu ku xiran yahay, oo xataa ehelkiisa laga qariyo.



Barkhad oo ka soo jeeda beesha Gabooyaha ee sida xun ay ula dhaqmaan Isaaqu ayaa lagu haysaa sideeba u hadli kartaa. Hadalkii Barkhad ee u dambeeyay ayaa ahaa wixii Hargeysa ka dhaca waxa ka masuula Muuse Biixi.

Isla markiiba waxa loo direy askartii Ingiriisku u tababaray maamulkan waxayna jeelka u taxaabeen Barkhad ayagoo qalqal geliyay caruurta iyo qoyska.



Maaha markii ugu horeysay ee Barkhad lagu dhex xiro Hargeysa oo uu uga xaq leeyahay kuwo Isaaq ahaan ku sheegta magaalada. Xilli hore ayaa lagu budeeyay magaalada.

Hadaba madaxa Ingiriiska ee Hargeysa ayaa sheegay inuu kawalaacsan yahay shadb dhaqanka guracan ee Muuse Biixi wuixuuna amre inuu si deg dega u sii daayo dadka xidhan qabtana doorashada.

Sawirka hoose waa Stuwart Brown waana madaxa xafiiska Hargeysa ee Ingiriiska



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...