27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taageerayaashii Muuse Biixi ee Saylac oo ka calaacalaya lacagta uu ku kordhiyay

Taageerayaashii Muuse Biixi ee Saylac ayaa ka calaacalaya lacagta uu ku kordhiyay. Muuse Biixi ayaa joojiyay lacagtii masaakiintu Saadka isku marsiin jirtey lacagana dulsaaray, taas oo keentay sixir barar.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lWcrgKM0Ksc[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS