Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Taageereyaasha cunsuri Taram oo ku qayliyay ”celiya” Ilhaan Cumar xilli awoowgii

Cunsuri Taram ayaa hadda si cad u weerara Ilhaan Cumar una muuqda inuu ka haray kuwa kale. Cunsuri Taram oo la hadlaayay taageereyaashii oo ku qaylinaaya celiya Ilhaan ayaa sheegay inuuna ka noqonayn in xildhibaanada Maraykanka ay dalkooda ku noqdaan.



”Cunsuriga ayaa sheegay inuu hadda helay taageero aad u badan hadalkiisa ku koobay ”hadaanad jeclayn dalka waa ka tegi kartaa” wuxuuna u muuqdaa inuu kuwii kale ka haray.

Ilhaan Cumar oo aan si toosa uga jawaabin hadalka cunsuri Taram ayaa soo xigatey hadal uu yiri nin Maraykan oo ah waad I tuurtuuri waadna I yaraysan laakin sida cadceeda ayaan u kici.



Hadalkan ugu dambeeya ee cunsurigu u sheegay taageereyaashiisa saraynta cadaanka ayaa ku soo beegmaya xilli aqalka barlamaanka dalkaasi uu cambaareeyay cunsuriyada uu kula kacay dad Maraykana.

Jaahil Taram Ayaan ogeyn inuuna lahayn dalkaas Maraykanka ee ay leeyihiin Hindi lagu tuntey oo xataa awowgii laga tarxiiley. ”Haddii cidi ka tageyso dalkaasi naagtiisa iyo isagubna haka tagaan ayay qabaan dad badan oo Maraykan ku nool.

Taram awoowgii

Cunsuri Taram awoowgii oo ka soo haajirey Jarmalka ayaa u baryootamay in aan la masaafurin markii uu dib ugu noqdey Jarmalka sida hadda lagu helay taariikhda.

Sababta Jarmalku u masaafurinaayay ayaa lagu sheegay inuu diidey shaqadii qaran oo xilligaa ahayd mid qof kasta galo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...