X

Tababarihii kubada cagta ee Ingiriiska oo is casilay iyo sababta

LONDON, ENGLAND - JANUARY 21: West Ham manager Sam Allardyce looks on during the npower Championship match between West Ham United and Nottingham Forest at Boleyn Ground on January 21, 2012 in London, England. (Photo by Ian Walton/Getty Images)

Tababarihii kubada cagta ee Ingiriiska oo muddo gaaban xilka hayay ayaa iska casiley xilkaas kadib markii uu faraha la galay fadeexad aan shaqo kulahayn kubad. Tababaraha oo lagu magacaabo Sam Allardyce ayaa xilka hayay muddo aad u yar.

Tababaraha ayaa laga duubey isaga oo heshiis beena la galaya shirkada laga leeyahay bariga fog oo raba in ay ciyaartoy iyo naadiyo iibsadaan.. Sam ayaa rabay in uu lacag ka qaado sida ku cad waraysiga qarsoon ee laga qaaday,.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.