Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun anagoo kala ah Axmed Xasan Dirir, Aniisa Xasan Dirir, Ibrahim Ismaaciil Saban waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ilma xaaji Maxamud Wacays oo aabahood Xaaji Maxamuud Wacays ku geeriyodey Boorama. Waxaan Ilaahay uga baryaynaa in uu janadiisa ka waraabiyo, qoyskii uu ka baxay oo kala jooga dalka iyo dibediisana Samir iyo iimaan ka siiyo.
Waxaan kale oo tacsida u diraynaa qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Xaaji Maxamuud Wacays. Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun.
Aamiin Aamiin
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay