Waa sawiradii ugu dambeeyay oo laga soo qaaday tahriibayaal naftooda iyo tii caruurtoodaba haligii gaadhey oo laga soo badbaadiyay xeebta u dhaxaysa carabta iyo Yurub. Dadka laga soo daadgureeyay badda ayaa doontii la degtay.
Dadka tahriibayaasha ahaa ayaa u kala dhashay dalalka Somaliya, Eritariya, iyo Afrikada galbeed oo si xoogan u soo galaya Yurub sida Nayjeeriya. Waa sawiradii ugu naxdinta badnaa oo ay ku jiraan
caruur yaryar oo dirqi ku sigtey.









Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![Tahriib-09-1024x682[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/Tahriib-09-1024x6821-300x200.jpg)
![Tahriib-08-1024x669[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/Tahriib-08-1024x6691-300x196.jpg)
![Tahriib-07-1024x682[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/10/Tahriib-07-1024x6821-300x200.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay