X

Tahriibeyaal ku dhintey Liibiya

Sida ay ku warantey hay’adda qaxootiga ayaa sheegtay in naftood haligeyaal ay ku dhinteen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Carabta. Tahriibeyaashan ayaa u badnaa caruur iyo haween halka tiro farabadan la soo badbaadiyay.


Hay’adaha caalamiga ah ayaa dhowr jeer dhaleeceeyay dadka tahriibeyaasha ee lagu celinato Liibiya ayadoo halkaas si rafaada uga soo baxay haddaan ay geli doonaan xaalad gumeysi ah.

Dadka reer Liibiya ayaa sida Somalida burburiyay dalkooda markii ay la safteen gaalada reer galbeedka oo dawladoodii iyo dalkoodii dhulka la simay.


Maaha markii ugu horeysay ee tahriibeyaal ay ku qaraqmaan badda Liibiya. Lama sheegin wadamada ay ka soo jeedaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.