X

Taliyaha ciidanka jeneraal C/welli Jaamac Gorod oo kulan ka qaybgalay iyo ujeedada: SAWIRO

Taliyaha ciidanka jeneraal C/welli Jaamac Gorod ayaa kulan kaga qaybgalay dalkaasi musuqa badan ee Nayjeeriya. Kulanka ayaa u dhexeeyay wasiirada difaaca ee dawladaha Afrika iyo Maraykanka.

Shirka, ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa Talisyadaasi, sidii ay isku dhaafsan lahaayeen qibradaha, tababarada dhanka ciidanka iyo arrimo kale.



Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Gorod, ayaa intii uu ku sugnaa Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, kulmo gooni gooni ah waxa uu la yeeshay Madax ay ka mid yihiin Kaaliye ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee u qaabilsan Africa Ambassador Stephanie S. Sullivan iyo taliye ku xiggeenka Taliska Mareykanka ee Africom.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.