X

Dhiigmiiratada shabaab oo isku qarxisay maqaaxi iyo dhalinyaro ay xasuuqeen

Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka dhashay is qarxin dhiigmiiratada shabaab ee gaalaysay dadkeena ay ka gaysteen Muqdisho. Booliiska ayaa xaqiijay in 4 dhalinyaro ah ku dhinteen oo uu ku jiro wiil saqiira.


Kooxda gaalaynta ayaa caadiyan isku qarxisa goobaha laga caweynayo iyo maqaaxiyaha shaaha laga cabo, waxase ka badan inta la fashiliyo maalin kasta, ayadoo loo diiday inay soo galaan magaalada.


Dhaawaca oo lagu sheegay ilaa sadex ayaa loola cararay isbitaalada u dhow goobta is qarxintu ka dhacday oo ah taliska booliiska degmada Shangaani.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.