23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Taliyaha NISA C/raxmaan Tuuryare oo sheegay in Muqdisho afar bar laga soo geli doono: ARAG

Taliyaha ciidanka nabadsugida C/raxmaan Tuuryare ayaa sheegay in Muqdisho laga soo geli doono afar bar oo kaliya lana ogaan doono cida ka baxaysa iyo cida soo galaysa. Taliyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in gaari kasta la baari doono oo soo galaya magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM